![Mio Music Tube](/img/default-banner.jpg)
- 124
- 1 221 934
Mio Music Tube
Kenya
Приєднався 7 лют 2019
Nagu Soo Biir Si Aad U Heshid Heeso Cusub
YACQUUB VIRGELIA 2024 - HEES CUSUB - SHUKRI BILAN OFFICIAL VIDEO LYRICS
Ereyadii:- Bashiir Ciise Lugoole
Laxankii:- Yacquub Virginia
Music By:- Yacquub Virginia
Codkii:- Yacquub Virginia
Editing By :- Mio RazTo
Soo Saaristii:- Mio Music Tube
HEESTAN WAXAAN LOOGU TAGALAY
SHUKRI ALI ABDULLE ( SHUKRI BILAN )
* Farxadiyoo Shacuurteena
* Iyo Shamaca Inoo Daaran
* Caashaqan Inoo Shidan
* Shankaroon Haweeney
* Shukri Mudan Abaalleey
* Ilaah Shar Inaga Leexi
Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment
Laxankii:- Yacquub Virginia
Music By:- Yacquub Virginia
Codkii:- Yacquub Virginia
Editing By :- Mio RazTo
Soo Saaristii:- Mio Music Tube
HEESTAN WAXAAN LOOGU TAGALAY
SHUKRI ALI ABDULLE ( SHUKRI BILAN )
* Farxadiyoo Shacuurteena
* Iyo Shamaca Inoo Daaran
* Caashaqan Inoo Shidan
* Shankaroon Haweeney
* Shukri Mudan Abaalleey
* Ilaah Shar Inaga Leexi
Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment
Переглядів: 177
Відео
AHMED AARSHE 2023 - SHUKRI - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 2,9 тис.Рік тому
Ereyadii:- Abwaan Biso Laxankii:- Saeed Tenka Music By:- Sahardiid Sms Codkii:- Ahmed Aarshe Editing By Lyrics:- Mio RazTo Soo Saaristii:- Mio Music Tube * Shucuurtii Hankaygaay * Waa Shurako Noloshuye * Haweenkaba Shiniyo Bilic * Adaa Shaac Ka Qaaddoo * Oo Waad U Shidan Tahay Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment 🙏Please 🙏 Please 🙏 please 🙏
BASHIIR HANUUNIYE IYO ABDI HEELO IYO YACQUUB VIRGINIA - 2022 - HEESTA CALANKA - OFFICIAL VIDEO
Переглядів 3822 роки тому
Heesta calanka Somaliya 2022 BASHIIR HANUUNIYE ABDI HEELO YACQUUB VIRGINIA Soo Saaristii:- Mio Music Tube Don't For Get Subscribe Like Share Comment
XAMAADA ALCASAL 2022 - HEES CUSUB - WEY NOOGAYAAN - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 2972 роки тому
Ereyadii:- Abwaan Iidoor Laxankii:- Xamaada Al-Cazal Music By:- Xamaada Al-Cazal Codkii:- Xamaada Al-Cazal Editing By Lyrics:- Mio RazTo Soo Saaristii:- Mio Music Tube * Nacabku Ha Iska Waramaan * Naceebooda Ha Muujiyaan * Naxligooda Ha Baafiyaan * Ama Ha Naadiyaan * Wey Noogayaan Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment 🙏Please 🙏 Please 🙏 please 🙏
AKRAM 2022 - HEES CUSUB - MAARIISH - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 1262 роки тому
Ereyadii:- Najma Suudi Laxankii:- Akram Ak Music By:- Xamaada Al-Cazal Codkii:- Akram Ak Soo Saaristii:- Mio Music Tube * Sharaf Dumar La Qeydaay * * Gobanimado Naf Lagu Beyray * * Milgahoo Muuq Lahaa Tahay * * Maariish Beauti Qaali * Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment 🙏Please 🙏 Please 🙏 please 🙏
MURAAYO MAANKA 2022 - HEES CUSUB - MALYUUN IGA KA MUDAN - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 3102 роки тому
Ereyadii:- Khaliif Ahmed Elmi Laxankii:- Yacquub Virginia Music By:- Yacquub Virginia Codkii:- Muraayo Maanka Soo Saaristii:- Mio Music Tube * LAABTAAD KU MACSUUMANTOO * * MALYUUN ADAA IGA KA MUDAN * * MACAAN MUXIBADA KALGACAL * * MAKAAN UGA YEEL QALBIGA * Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment 🙏Please 🙏 Please 🙏 please 🙏
MUUMIN MOHAMED DILAXOOW 2022 - GAAF - HEES CUSUB - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 4232 роки тому
Ereyadii:- Jeekey Warsame Laxankii:- Jeekey Warsame Music By:- Jeekey Warsame Codkii:- Muumin Mohamed Dilaxoow Soo Saaristii:- Mio Music Tube * Gabar Gaariyoo Wacan * * Geesigii La Soo Baxay * * Golihii Gudoodkana * * Gacan Ay Ku Siiyeen * * Gaafkiyoo Arooskuna * * Gacal Ay Galbinayaan * Don't For Get Subscribe - Like - Share - Comment 🙏Please 🙏 Please 🙏 please 🙏
MUUMIN MOHAMED DILAXOOW - 2022 - HEES CUSUB - CAWO - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 2432 роки тому
Ereyadii:- Awil Abdi Yuusuf ( Laba-Raad Laxankii:- Mohamed Saleebaan Tubeec Music By:- Abdirashiid Ali Xamari Codkii:- Muumin Mohamed Dilaxoow Soo Saaristii:- Mio Music Tube Don't For Get Subscribe Like Share Comment *Adiguna Cilaankiyoo *Cusburka Isku Duugoo *Caashaqa Adkeeyoo *Midaan Kugu Ciyaareyn *Allow Cududda Ku Galii
SHARMA BOY 2022 - SOMALILAND 18 MAY - HEES CUSUB - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 5832 роки тому
Sannadka La Wada Xusayo Sideed Iyo Toban-kii May Waan Idiin Salaamay Calanka Babadee Towxiidka Ku Baxay Bilaahi Caleyk Bulshadan ka Dhashay Salaan Baaxad Weyn Bishaaro Hantoo Boqorka Dhidibada Hawaarto Burjiga Balaayo Allow Baal Mari Somaliland Don't For Get Subscribe Like Share Comment
MUUMIN MOHAMED DILAXOOW - HEES CUSUB - QISO DHABA - 2022 - SADEX SANO - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 3962 роки тому
Ereyadii khaliif jaamac ( khaliif weyne laxankii abdi diini Musigii Mohamed karaama Codkii Muumin Mohamed Dilaxoow Ha Salaaynin Adigoo Meermeerin Sinahoo Socod Aad U Dhalan Hooy Wax Siyaadin Maayee Ha Ka Dhicin Salaankee Saanta Dhigo Tartiibtaa Don't For Get Subscribe
SHARMA BOY 2022 - HEES CUSUB - WAAN ISKU DILI KARAA DARTAADA - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 3,2 тис.2 роки тому
LYRICS BY:- Sharma Boy MELODY BY:- Sharma Boy SINGER BY:- Sharma Boy EDITING BY:- Mio RazTo SOO SAARISTII:- Mio Music Tube DON'T FORGET SUBSCRIBE LIKE SHARE COMMENT Wadnaha Adaa Abaaray Jirka Kuu Baahay Caashaqu Bogo Gaaray Oo Uu Ugu Barbaaray Dhaqtar Markuu I Baaray Garan Waa Wixii Gaaray Adigaan Ku Jeclaaday Mid Dhaban ku Qaaday Markii Aan Ku Baahday Wataa Kugu Badbaday Adigaa Ii Ogaaday Ii O...
FARXIYA FISKA 2022 - HEES CUSUB - HALKEEN KAA HELAA - OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 2,6 тис.2 роки тому
Ereyadii Laxankii Codkii:- Farxiya Fiska Music By:- Mustaf Karaama Soo Saaristii:- Mio Music Tube Don't For Get Subscribe * HALKEEN KAA HELAA * HALKEEN KAA HELAA * HALKEEN KAA HELAA * HALKEEN KAA HELAA * HALKEEN KAA HELAA
ABDIKARIIM BAKAR ( TUNI ) - 2022 - HEES CUSUB - AFRICA AFRICA - OFFICIAL VIDEO
Переглядів 3602 роки тому
Hees Cusub 2022 New Song Africa 2022 Codkii:- Abdikariin Bakar Abdi ( Tuni ) # Afrikaa Qeylisoo # Waxey War Qayaxan ku Tiri # Anigu Qeyrkey ka Haray # Qaaradihii Iga Tagoo # Aqoon Bey Kaa Shadeynoo # Qaar Baa Dayaxa Qabsaday Soo Saaristii:- Mio Music Tube Don't Forget Subscribe Like Share Comment
MO RASTO 2022 - HEES CUSUB - SOOMAALIYAAD TAHAY- OFFICIAL VIDEO LYRICS
Переглядів 3862 роки тому
Ereyadii:- Cabdilaahi Muuse Xasan ( kalgacal ) Laxankii:- Mo Rasto Music By :- Yuusuf Sh. Muumin ( Subxaanyo ) Codkii :- Mo Rasto Soo Saaristii :- Mio Music Tube *Sida Aad U Wacan Tahay *Sumcaad Qaran U Leedahay *Bahdii Kula Sinaan Leydnaa *Uga Soorac Mudan Tahay *Weeye Sababta Inanyahay *Ugu Kaa Sidkaysee *U Sarey Aduunyadaa Don't Forget Subscribe Please
NAJAX NALKA 2021 | HEES CUSUB | SACBAA WEYL II DHALLEE !!
Переглядів 8102 роки тому
Kuwaa Isa Seegnayoo Marna Inaan Saldhigiin Siriqda Ii Waabayoo Sacda Baa Weylo Ii Dhallee Maxaad Saaka Leediyihiin Don't Forget Subscribe
YACQUUB VIRGELIA 2021 HEES CUSUB WALAALAHA DHUUS-MAREEB
Переглядів 5133 роки тому
YACQUUB VIRGELIA 2021 HEES CUSUB WALAALAHA DHUUS-MAREEB
SAKARIYE KOBCIYE 2021 / HEES CUSUB / IFRAAX 2021
Переглядів 6053 роки тому
SAKARIYE KOBCIYE 2021 / HEES CUSUB / IFRAAX 2021
SICIID DAA'UUD CALI MASXAF | HEES CUSUB REMIX | GOBSANAA HABLAHAYAGU 2021
Переглядів 13 тис.3 роки тому
SICIID DAA'UUD CALI MASXAF | HEES CUSUB REMIX | GOBSANAA HABLAHAYAGU 2021
The Best Song 2021 | Hey Yarta | Aweys Lillahi
Переглядів 11 тис.3 роки тому
The Best Song 2021 | Hey Yarta | Aweys Lillahi
MO RASTO 2020 - HEES CUSUB - KEEP GOING - OFFICIAL VIDEO 2020
Переглядів 1,4 тис.3 роки тому
MO RASTO 2020 - HEES CUSUB - KEEP GOING - OFFICIAL VIDEO 2020
NASRO BAASHARAX 2020 \\ HEES CUSUB / MA ISLA KAAMILNAA FARXAD
Переглядів 2,4 тис.3 роки тому
NASRO BAASHARAX 2020 \\ HEES CUSUB / MA ISLA KAAMILNAA FARXAD
MURAAYO MAANKA 2020 - NEW SONG - BOWYAALOW - OFFICIAL LYRICS
Переглядів 1 тис.3 роки тому
MURAAYO MAANKA 2020 - NEW SONG - BOWYAALOW - OFFICIAL LYRICS
HUSSEIN SAHARDIID 2020 | BEST SONG ROMANTIC | MAAMUUS
Переглядів 4343 роки тому
HUSSEIN SAHARDIID 2020 | BEST SONG ROMANTIC | MAAMUUS
HOBALADA WAABARI 202/ HEES CUSUB WADANI / KACA OO SARE U KACA
Переглядів 1233 роки тому
HOBALADA WAABARI 202/ HEES CUSUB WADANI / KACA OO SARE U KACA
HOBALADA WAABARI 2020 / HEES WADANI AH / DABIN BAA U MEEL YAAL
Переглядів 3823 роки тому
HOBALADA WAABARI 2020 / HEES WADANI AH / DABIN BAA U MEEL YAAL
HOBALADA WAABARI 2020 / HEES CUSUB / GOOGAA DADWEYNOW GOOGAA
Переглядів 5053 роки тому
HOBALADA WAABARI 2020 / HEES CUSUB / GOOGAA DADWEYNOW GOOGAA
IFRAH AWALEH TOUBEH / HEES CUSUB 2020 BEST SONG FAADUMO
Переглядів 1,4 тис.3 роки тому
IFRAH AWALEH TOUBEH / HEES CUSUB 2020 BEST SONG FAADUMO
AKRAM AK 2020 | BEST SONG 2020 | GIBLAYDA IYO SHIRIBKA II TUMA
Переглядів 5853 роки тому
AKRAM AK 2020 | BEST SONG 2020 | GIBLAYDA IYO SHIRIBKA II TUMA
MO RASTO 2020 / HEES CUSUB / DIBKA I SAAR
Переглядів 3763 роки тому
MO RASTO 2020 / HEES CUSUB / DIBKA I SAAR
viking *❤£(wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Mashallah hanfar
Hees waxbadan xambarsan waxayaha jidhkaygi baatahay wahey ii dhigo abaalo macan wehelkaygii noqo❤❤❤❤💯
Allow massage kaso jawaba wlayal iguso duceyah😢😢😢😢
😢😢 aamiin inaadeer wax walba way hagaagayaan inshalllah
Wll ka rali noqo hadi ad ilowday oo commetigaygan kuso xasusiyay Lakin wxan kgula talinaya ado kalia dhalate ado kaliyana wad dhanaysa qof ha isku mashqulin 👏🏻🙂
Inzha allh wlloh❤😢
😢😢😢😢😢🤐
❤
1:30am iyo cidlo qol adoo kali ku ah heestani kubaxeyso qaadka urataha iyo caanihii looda talagada kugu jiran jaceylkaagiina 7:00pm mareyso online kutahay hasawaha kubaxayo wanagsanaa ❤❤❤
Gacantii Axmed saalax oo tembada slow tahay waaye
2/2/2024 My brother 😢
Ayyy fananka kaliga tagero miss you yaqay ciyal xamar❤❤
Masha alllllah khadra cod macaaaan nolow xabiibti❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga qof an ad uga baqanayo ayan jecladay waliba said mana aqano qab an oogu sheegto😢
Ahmed moha aarshe Legend cod Alle siiyey lx keep going
Gobsana hablahaygu Somaliland ❤️🤍💚
Xiligan waxaan dhagaysanayaa ka dib markaan u diray heestan qof aan Jecelay oo aan muddo kala maqnayn, 24/04/2024 wan ku jeclay ban leeyahay ❤
Jah magacayg aha❤😊
Allow qof kasta qofku jecel yahay calaf ugu dar❤😢❤
ARILOVE YOU JE T'AIME ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤
Sowtu raxma marka dagesto lee jacel jacel darema ❤
❤❤❤❤🙏🙏🙏
(23/1/2024😢❤)heestaan jaceyl Daran igu abuurtay 😢❤🙁
Ubax Qof ana Ada uu jeclah aydan ii jacylyda ayn ku xassusta lakin waQthiga nakal Foogeyay
Wplpqpapwpwpww02pwppqpwpqqpqpqpq01½rlrrlellwppppp3pwpqppqpqwwẁwpqpppqpwppwppwpwwpepp3pwp 😅 Zdow9q😊😊😊😊😊w2⁹😅0s
Jcyl wan dreemy lkn guul kma grin inta hysta dad jecel ❤🥺♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Heatan waxan ku dhagysan jira hargaisa dhalinta xafada malinta markan lugaha fidsano cawana otawa canada walhtigu cajiibsanaya
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wooow😊
NAFTEYDAD KU WEN THYO😫🙌🏿😭
Yurub maxmed cabdi (geenyo) danbigaga alle ha dhafo waxn cod lama odhan karo ❤❤
Mcaan wehelkeygi noqo❤🥹🫂
Axsan hees axsan qiso cajiib ah dhankeeyga heestaan waxaan dhageysanayaa anoo macalin school, waliba xisaab dhiga Mar walba oo ka shaqeynayo xisaabta waxaan dhageystaa heestaan waayo 2018 ilaa 2022 xariirkaan lahaa oo waliba 2019 gabadhaan jeclaa inta nin la iga siiyay ayeey 2021 dib iigu soo laabatay lkn calaf uma yeelay inaan hanto markale waxa uuna gabi ahaanba Bunbury xariirkeenii 2023 😢😢
29/11/2023❤
🥺ayyyy Miski
Sowtu raxma Yurub maxamed cabdi Geenyo ❤️🥹🫀 Allah cimriga iyo Caafimadka Haku dheeryo Habo
Magacaygu maku jiro maxaa waaye nh
Ya salaam macalin macalin dhaley ❤❤❤❤
💜🤌
Caqil landhere somali tahay si soco suldan yar❤❤❤ aloow ku dhor somalino guleyso
🤩🤩🤩🤩
My song 🎵 😢🥺
Hestan wxaa dhagysan jiry anoo xirir leh 2022 markaste drenkyga ku cabiri jiry waayo dunidan qof walbe qofbuu jecladaa hdaan ogaaday qofkas nasiibkayga inuusan ahny saka taarikhdu waa 2/11/2023 hestana wali waa jeclahy😢❤
Ustad daud allol ku dhor amin❤❤❤❤
Allow ada weyn codka ustaadka mansha Allah ebbe kusiiye wa hadiyad alla bixiya mansha Allah ad ayan ayanku dhageysta allow ku dhoror ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiin❤❤❤❤❤
Cawiloow ustaad walal sharaf ustaad allow ku dhoor amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Majiro manta mid ku dhigmo ustad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Helo
Anigoo mgcygu yahay Xuseen Daahir ku magac dheer Xuseen balad Waaan salamayaa qof walba oo coment-kayga aqrinaya sethy xld ikwrn wllky ama wlshay hestani waxan dhageysigeeda bilaaway 2022 balse mnta ayaan nasiib uyeeshayay inaa coment ka bixi taarikhdu, ay tahay,22/9/2023,sacadu ay tahay 4:45 Galanimo jimca ah ... insh.allh 7 sano kdip ino balanaa
Axmad maxamad axmad aarshe fandango nagu paali ah
jacayl❤hees ❤😢mcn❤